Wariye Caan ah oo lagu dilay dalka Kenya iyo Madaxweyne Arif Alvi oo ka hadlay

Wariye caan ah oo u dhashay dalka Pakistan oo lagu magacaabayay Arshad Shariif, ayaa lagu dilay magaalada Kajiado oon sidaa uga fogeyn magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Afhayeen u hadlay booliiska dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in toogasho lagu dilay wariye Arshad Shariif oo u dhashay dalka Pakistan, waxa uuna sheegay afhayeenka in ay baarayaan … Continue reading Wariye Caan ah oo lagu dilay dalka Kenya iyo Madaxweyne Arif Alvi oo ka hadlay